

소개
Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba.



