Taariikhda Soomaalida: Xogogaalnimo u Badan

저자
정보 없음
출판사
Looh Press Ltd
출판일
20200225
ISBN
9781912411214
ISBN 등록 지역
영어권 (ISBN 978-1)

소개

"Xogoggaalnimo waa kitaab soo baxay waqti ku habboon oo diiradda saaraya taariikhda mucaasiriga ah ee Dalweynaha Soomaaliyeed oo si gaar ah, oo faahfaahsan u sugaya halgan kii gobonnimada iyo dad kii u hawl galay. Tu kale, si dhab ah ay’uu u iftiiminayaa arrimo badan oo madmadaw ku jiray iyo muran dabadheeraaday; qaar kood si badheedh ah loogu madalhufinayay dadka, sababo la xidhiidha dano gaar ah ama dano shisheeyeed awgood.