Ismaaciil Mire (Gabyaagii Halgamaaga Ahaa (1856-1952))

저자
정보 없음
출판사
Looh Press Ltd
출판일
20200229
ISBN
9781912411245
ISBN 등록 지역
영어권 (ISBN 978-1)

소개

?? ?Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda Daraawiisheed, in yarba ha ahaatee, qofkii wax ka yaqaani Ismaaciil Mire wuu garanayaa, kamana dahsoona kaalintii weyneyd ee uu kaga jirey dagaalkii dheeraa ee dhex-maray Daraawiish oo dhinac ah iyo Ingiriis iyo gaashaan-buurtiisii intii u dhexaysey 1899-1920kii.