Kalahaadkii Moqdisho (Xusuusaha Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya 1991)

저자
정보 없음
출판사
African Bazaar
출판일
20230805
ISBN
9798887221113
ISBN 등록 지역
미국 (ISBN 979-8)

소개

Buugga Kalahaadkii Muqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990. Bilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu beddeshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed.